Riyada naagta qaawan maxaa lagu fasiraa

riyooyinka
Riyada waxay leedahay tiirar gaar ah lagu fasiro, inta badan qofka wuxuu arkaa astaamo oo tilmaamaya waxa la rabo in la tusiyo, riyada dhabta ah qofka arkayo wuu dareemi karaa qaabka ay u socoto, sidoo kale waxaa aad u denbi badan qofka inuu been ka sheego riyadiisa, dad baa jira marka ay rabaan gabar inay soo jiitaan waxay dhahaan xalay waxaan ku riyooday anoo kula joogo oo ku guursaday, taas oo ay ka tahay inay gabadha soo jiitaan, war gabar riyo luguma soo jitee beenta iska daaya, riyada kaftan ma gasho, qof kastana looma sheegto riyada, haddii aad aragto wax xun oo argagax leh waa la qariyaa, shaydaanka ayaa laga magan galaa, tusaalooyin fasarka riyada: ninkii naag arako asagoo u galmoonayo oo biyaha ay ka yimaadaan riyadiisa wax macne ma laha, laakin haddii uu arko farjigeeda oo qaawan waxaa lagu fasiraa inuu faraj helayo, haddii uu arko gabadha iyadoo qaawan oo meel banaan joogto oo ka xun qaawanaanshaha waxay ku dhacaysaa fadeexad iyo ceeb, haddii ay ku faraxsan tahay dhib ayaa ka dagaya, waxaa la sheegaa nin ayaa wuxuu ku riyooday labo ey oo isku dagaalaya naagtiisa farjigeeda korkiisa mid iyaga ka mid ah ayaa dhaawac u geystay, ninkii wuu naxay wuxuu soo aaday ibnu siiriirn oo riyada fasiri jiray wuxuu u sheegay riyadii, ibni siiriin wuxuu yiri naagtaada waxay isaga jaraysay shuunka maqas marka waxay iska dhaawacday faruurta farjiga, ninkii markuu u soo laabatay gurigiisa naagta ayuu rakay iyadoo faruurta cambarkeeda dhaawacan, wuxuu yiri maxaa kugu dhacay waxay tiri waxaan iska jarayay shuunkayga kaddib maqaska ayaa i dhaawacay.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post