Jacaylka guurka kahor jid toosan miyaa

jacaylkayga
Fajaca jacaylka iyo fagaaraha naagaha, sidee lagu garan karaa gabadha inay nin kale jeceshay oo ay adiga been kuu sheegayso, naagaha runtii sirtooda lama ogaan karo waxay dhahaan "kun baa la koodiyaa kowna waa laga doortaa" mabda'a naagaha ay aaminsan yihiin waa sidaas, jacayl dhab ah wuxuu imaan karaa marka guri laysla galo, guurka ka hor jacayl baa jira lama dhihi karo, run ahaantii naagta marka ay ninka ka hesho isaga ayay sheekada ula wadaysaa ninka kale waxaa laga yaabaa lacag inay ka hesho , laakin midka lacagta ay ka helayso maaweelo ayay ku wdaysaa, astaamaha naagta beenta badan waxaa lagu gartaa marka hore way hadal badan tahay iyo waxay had iyo jeer wax ka sheegtaa dadka kale nafteeda ayay amaantaa, haddii aad la kulanto naag sidaas ah ogow inay tahay beenley, siyaabo badan ayaad oga fahmi kartaa inaysan daacad kuu ahayn, waligaa iska ilaali inaad jacayl been ah ku dhacdo oo maanta oo dhan laysku cabayo abaayo iyo aboowe, hadana hoos laysugu xiirayo, dumaashi derbi ma reebo horaa loo dhahay, haddii mar ay beentaas kugu socoto waxaad fahantaa inay kula tagtay bahasha.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post