Cayilka maxaa u keeno jirka

sideen u cayilaa
Cayilka dad badan ayaa raadiyo, dadna way ka soo horjeedaan oo way la dagaalamaan, bulshada soomaaliya cayilka ayay qiimaysaa, qofka caataha ah waxaa loo arkaa inay gaajo hayso, caatanimadan inay u keentay cunta la'aan, dalal kale ka mid wadamada reer galbeedka iyo aasiya sida ay u badan yihiin waxay aaminsan yihiin in cayilka uu yahay cudur caatanimadan inay tahay caafimaad, hadaba maxaa fiican inaad ahaato?

qofka waxaa haboon inuu jirkiisa dhexdhexaad ahaado, haddii aad caato daran noqoto waxay tilmaamaysaa taas in jirkaaga vitamiinada qaar ay ka maqan yihiin, marka jirrooyinka kaama baxaan mar kasta weerar ayay kugu haynayaan, sidoo kale marka aad buuran tahayna waxaa kuu imaanayo jirroiyin sida sokorta iyo wadnaha, maxaayeelay baruurta ayaa waxay fariisanaysaa xididaha dhiigga qaadaya jidadkooda, qofka caafimaadkiisa wuxuu ku jiraa inuu caato daranna ahayn iyo imuusan ahayn mid si xoog u buuran oo shilis ah, arimaha waxaa ugu fiican dhexdhexaadka, sidoo kale raga iyo dumarka waa inay dhexdhexaad ahaadaan, hadaba  sideed u cayili kartaa haddii aad caato tahay, maxaa keei kara buurnaanta?

  • marka hore naso
  • cunto nafaqo leh cun
  • furuudka badso
  • calooshaada ha socoto
  • biyaha cabidooda badso
  • dhafaridda iska jooji

7 Comments

  1. Anonymous10/21/2015

    dabada maxaa lagu weynayn karaa walaalo pales

    ReplyDelete
  2. naagaha gadaal u weyn waa ku dhashaan, naago waxaa jiro gadaal u yar iyo kuwo naaso weyn leh waxaas oo dhan waa dhalasho Ilaah baa dadka u abuuro siduu rabo

    ReplyDelete
  3. Walal Wad Mahadsan Tihin Waxan Idin Weydin Lahaa Sidan Isku Dhubii Karaa Ama Caato U Noqon Karaa Wax Kasta Wan Sameyay gym Wan Tagaa Cunto Fican Wan Cuna Hada Misankaygu Isma Badalo Dawoyin La Cuno Oo dhakhso Miisan Iga Riidiya Ma Jiran Wad Mahadsan Tihin

    ReplyDelete
    Replies
    1. Asc walaal waxaa rabaa lii weydiiyo waxaan ahay gof caado ah oo rabo inuu cayilo mi I shee gartiin sida ugu fudud oo jirkeyga u cayilli karo idigoo mahsan

      Delete
  4. walaal siyaabo badan ayaa laysku caatayn karaa waxaa ugu fiicaan inaad iska yarayso cuntada badan sidoo kale inaad badsato socodka iyo shaqada, hurdadana inaad iska yarayso haddii rag aad tahay inaad galmada badsato, waxaan oo dhan aan soo sheegay waa lagu caatoobaa, laakin daawooyinka ma ficna si dabiici ayaa fiican inaad isku caatayso

    ReplyDelete
  5. Walaal waxaad ku cayilikartaa cuntada nafaqada leh sida hilibka caanaha ukunta macmacaanka sidoo kale nasashada badan iyo fikir la'aanta iyo hurdo toosan sabahan ayaa ugu muhimsan waxa lagu cayilo

    ReplyDelete
  6. Abdilahi12/13/2016

    xidig anigu waxan ahay wiil 16 jir ah oo aad u caato ah oo misaaneygu yahay 30-40 inta u dhexaysa jimicsi badan wan semeya oo lugeyntu ka mid tahay waxad ii shegtaa sida ugu fudud oo dhakhso ah aan isku naaxiyo ama wax dawo ah ii sheeg

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post