Application sawirka xadaya ayaa soo baxay iska jir

sawirada xun xun
Shirkad maraykan oo qaabilsan amaanka internetka mobile-da oo lagu magacaabo Zscaler  ayaa waxay uga digtay dadka adeegsado moobeelada ku shaqeeyo sytemka Android application oo xun oo dadka ka qaadayo sawiro markaas ugu goodinaya inuu sawirada ku faafinayo  webyada galmada, raga iyo dumarka application-kaas waxaa lagu magacaabaa "Adult Player" markaad shido wuxuu kaaga qaadaya sawir camerada hore adoon ogeyn, marakaas ayuu taleefanka kaa xirayaa, wuxuu kaa dalbanayaa inaad dhiibto 500$, taleefanka ma furi kartid adoon dhiibin lacagtaas, application kaas google play kuma jiro, waxaa looga badbaadi karaa inaad systemka oo dhan tirtirto oo nidaam cusub ku shubto mobilkaaga.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post