Astaamaha kacsiga raga iyo khalwada dumarka

khalwada naagaha
Raga iyo dumarka marka ay isla galaan khalwo waxaa la sheegay in wadnahooda uu bilaabayo gariir dhiigana si fiican u shaqaynayo, waayo sheydaanka banii aadanka wuxuu uga soconayaa meesha dhiiga marayo, marka waxaad iska ilaalisaa inaad naag meel gaar ah la gasho, astaamaha raga kacsigooda lagu garanayo waxaa ka mid ah ninka inuu hadalkiisa isku dardarsamo oo uu dhidid kaga yimaado kilkilaha, candhuuftiisana ay istaagto afkiisana uu qalalo, inta badan ninka sidaas wuxuu noqdaa marka uu gabar qol ama meel khaas ah oo aan cid kale joogin la galo, calaamada ugu weyn waa inuu bahalkiisa soo kaco oo uu ka muuqdo dharkiisa, boqolkiiba 99 lagama badbaado khalwada haweenka lala galo. sinada waxa keeno waa khalwada

36 Comments

  1. Anonymous9/19/2015

    aniga marakan gabar ag fariisto ama aan u dhowaado waxaa iga soo dato wax cad oo badan surwalka oo dhan wa iga qoyaa taas aan layabnahay sigana ma sameyo

    ReplyDelete
  2. waxan isku arkay kacsi xadka ka baxsan marka dhiga igu dhaco taas maxa keno mahadsanidin

    ReplyDelete
    Replies
    1. naago sidaas ayaa jiro marka dhiiga caadada u yimaado kacsigooda kordha, kuwoo kale marka dhiiga ku dhaco maba kacsadaan, marka waa wax dabiici ah ee cudur ha moodin

      Delete
  3. Anonymous9/30/2015

    aniga maxa sameeya in badan waa seegaysan jiray hada lkn naag a qabaa welina waan segaystaa ila taliya

    ReplyDelete
    Replies
    1. kii aan wali guursanin waxaa la dhihi karaa waa nin daruuro u gaysay siigada laakin adiga maxaa kuu geeyey? naag iyo siigo miyaa isku mid ah, nin yahow waxaa lagaa rabaa inaad iska joojisid ilaa aad ula qabsanaysid naagtaada ha kuu siigayso raaxada sidaas u baddal waayo naagta marka ay kuu siigaynayso siigada naftaada la mid ma aha waxaa laga yabaa macaan kale inaad dareento oo badali kara naftaada iyo siigada waxa aad ka aaminsan tahay

      Delete
  4. Anonymous10/01/2015

    A s c culuumada RG iyo asxaabta kale waxaad ii sheegtaan waxa furato la dhaho tusaale ahaan qof baa kugu la taliyey inaad badsato cagaarka iyo furatada marka waxaan garan waayey furato waa maxay furatada

    ReplyDelete
    Replies
    1. furuut waxaa laga wadaa cuntada cagaaran oo dhulka inooga timaado sida cambaha babaayga qaraha bambeelmada muuska iwm

      Delete
  5. Gedka see lagu balacsiyaa hhh inuu balaar inoqdo aa igadhiman wax ishega nagna wanqaba xoga cariiri kuma ahan

    ReplyDelete
  6. Geedka ninka marka ninka guursado uu uu in badan xaaskiisa galmo la sameeyo wuu weynaadaa, sidoo kale waxaa la sheegay hadii habeen kasta lagu daliigo saliid macsaro ama saliid saytuun inuu balaaranayo, laakin balaar iyo dhuub ma aha raaxada ay dumarka rabaan ee waxaa weeye inuu adkaado uuna damin marka ay shaqada socoto

    ReplyDelete
  7. Anonymous10/17/2015

    aboowe aniga waxaan ahay gabar buuran ninkaygamarka uu ii galmaanayo foorar ayuu rabaa anigana dhib ayuu iugu yahay maxan sameyaa walal thkns

    ReplyDelete
  8. walaal galmada raaxadeeda waxay ku jirtaa ninka iyo afadiisa inay isku fahmaan waxaa fiican inaad isla fahantaan raaxadiina, u sheeg sida aad ka hesho taas ayaan ku dhihi lahaa, foorarka naago ka helo way jiraan iyo kuwo aan ka helin marka wax dhib kuuma keenayo foorar

    ReplyDelete
  9. Anonymous10/29/2015

    Foorarka xuun miyaa

    ReplyDelete
  10. foorarka caadi ahaan xanuun ma aha laakin haddii xanuun jiro waa laga yaabaa inay naagta dhibsato

    ReplyDelete
  11. Anonymous10/30/2015

    Asc waxaan ahay gabadh la qabo 20 sano 10 sano ka mid ah wuu iga maqnaa waxaan ahay gabadh iska ilaalisay xaaraan noloshada nin aan isaga ahayn lama galmoon. Ima furin imana qabo noloshu igu silciyay waxaan ka baqaya ina n xaaraan ku dhaco subxaahiye waxeey iigu daran tahay marka caadadu soo socoto ama aan qabo culimadama ushegan kara dareenkas si ay iiga furaan oon xalaal u raadsado waayo allaah waxaan raba inan hor tago anigo waligeey zineeysnin marka culumjda si cad ma ugu sheegi kara ila taliya.

    ReplyDelete
  12. Guurka keliya ma aha naagta inaad biil u soo dirto aad ka maqanaato sida ay u dhaqmaan dadka soomaalida, naagta ninka waxay ku leedahay xuquuq waxaa ka mid ah galmada waa inuu derjiyaa haddii uuna awoodin waa inuu iska fasaxaa, haddii aadan sabri karin ninkaaga waad ka dalban kartaa furiin waayo inaad sino ku dhacdo waxaa ka fudud in lagu furo oo aad nin kale guursato, haddii uu ninkaaga diido inuu ku furo markaas waxaad u docwoon kartaa dadka markaas mas'uul ka ah oo muslimiinta ah, haddii aad u sheegto waxa aad ka tabanayso ma soo galayso sirta guriga inaad bixisay waayo waa sida maxkamad oo kale dacwo baad oogaysaa waxaana loo baahan yahay daliil iyo cadyn

    ReplyDelete
  13. Anonymous11/03/2015

    Asc
    Wall dhib ayaa iga haysta xaaskayga iyo hooyo day Guri ayaan wada dajiyay markaa hooyo furbay leeday
    Gabadhan aniguna aad baan u jeclay xaaskayga iyaduna wax dhibe iguma hayso lakin hooyo ayaa aan Rabin maxan sàmeeyaa.

    ReplyDelete
  14. Walaal arimahan oo kale aad bay u dhacaan inta badan waxaa laga yaabaa in masayr uu keeni karo, waxaa fiican intaadan arinta ku degdegin hooyadaada waxaad weydiisaa waxa xun ay ku aragtay xaaskaaga waayo furiinka cayaar ma aha, markii hooyadaada ay kuu sheegto sabab sax ah oo lagu furi karo oo adigana aad hubiso markaas waxaa fiican inaad iska furto, laakin haddii ayna sabab kuu sheegin waxaad isku daydaa inaad hooyadaada aad waaniso oo aad u sheegto naag waxba galabsan in furitaankeeda fiicnayn, haddii xaaskaaga iyo hooyadaada dagaal ka dhexeeyo waxaa lagaaga baahan yahay inaad heshiis dhexdooda dhigto

    ReplyDelete
  15. Asc wlal ninkeyga dhal foog ayu iga jira mana i qanciyo telka xita iguma qanciyo canug yar hesta 10jiro qooq na wa i dilay xaad dhaf ah mxa sameya mana sinesan karo

    ReplyDelete
  16. waxaa kugu gudboon inaad ninkaaga u sheegato dantaada haddii uu joogo meel uu ka soo laaban karo inuu kuu soo laabto, waayo kacsiga wuxuu kuu keeni karaa inaad xumaan ku dhacdo

    ReplyDelete
  17. ac wll waxaan idin waydiiyey xubintayda taranka ayaa dhinac uqalloocda marka arintaas dhib ma igu keeni kartaa mustaqbalkaygavwalina maan guursan iga jaahil siiya waxay tahay iyo sababaha keena iyo wixii lagu daawaynvkaro??

    ReplyDelete
  18. qallooca geedka ninka wax dhib ah ma laha, waxa keena inta badan waa kastuumada ciriiriga ah,mid dhalshona wuu jiraa

    ReplyDelete
  19. Anonymous11/07/2015

    Nin ayaa i qaba marka uu forarka wasmada igu wado waxan dareema xanuun aad u badan ama wan dhibsada taas maxa keenaa

    ReplyDelete
    Replies
    1. waa laga yaabaa inuu foorarka naago qaar xuujiyo, haddii ninka geedkiisu dheer yahay oo uu dhamaan wada galiyo

      Delete
  20. Anonymous11/19/2015

    Cuncunka xubinta taranka
    Halkaa iga jaahil saara waxa keen
    A iyo dawadeeda

    ReplyDelete
  21. cununka xubinta taran in tabadan waxaa keeno naadaafad la'aanta ama kastuumooyinka marada laaniga ka samaysan, sidoo kale shuunka haddii aan layska xiirin dhib ayuu keenayaa waqtiyada kulaylka

    ReplyDelete
  22. Anonymous6/04/2016

    Asc Su'aal ayaan wataa Yaa asxabi

    ReplyDelete
  23. Anonymous6/04/2016

    Asc su'aal ayaan wataa haleyga jawabo aqyarey

    ReplyDelete
  24. Anonymous8/23/2016

    asc wllo waxan raba in San Ku sualo had an gabadh LA hadlo wan iska kacsada biyo cad oo badana wuu Iga yimada ila surwalka bu IGA qoya mida kale dhawaan waxan isku arkay hadan ski xun uu fadhiisto am a surwalku ii qabto guusku wuu ii kabuub yoonaya

    ReplyDelete
  25. Anonymous8/23/2016

    asc suashaydu waa guuska OK ii kabuub yooda mark a aan xidho surwaligu dhajiisan ski xuna an iskugu fadhiisto

    ReplyDelete
  26. biyaha kaa imaanayo waa madyi waa biyo dhareer ah oo nijaaso ah kabaabyada geedka waxaa laga yaabaa ciriiriga iyo cabburiska inay sabab u yihiin ma fiican inaad xirato wax jirka dhab ku ah

    ReplyDelete
  27. Anonymous8/24/2016

    suaal biyaha waxaa heen karaa 17 ilaa 19 daqiiqo. intaa maku qanci karaan naagaha? ii jawaaba plz

    ReplyDelete
  28. 17 daqiiqo waa ok

    ReplyDelete
  29. maxaa keeno jilbo xanunka horta marka hore waxaan ahay nin naag qawo waana iga dheertahay marka badana waan siigaystaa miyey siigada kayntay jilbo xanuunka hadey keentahyna maxaa u daawo ah

    ReplyDelete
  30. waa laga yaabaa galmada qaabka daran inay keento jilbaxanuun laakin isla markii waa kaa tagayaan waxaad dareemayso oo xanuun ah haddii ay sii jiraan is baar

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post