Pro Mohamad Kamal Addin Imam

الدكتور محمد كمال الدين إمام
أ.د. محمد كمال إمام

Taariikh nololeedka
Qeexid:
Waa faqiih usuuli ah Dr. Mohamed Kamaal al-Din Imaam wuxuu ahaa madaxa qaybta shareecada Islaamiga, Kulliyadda Sharciga, Jaamacadda Alexandria, wuxuu ku dhashay gobolka Qena ee koonfurta Masar 2 Apriil 1946, wuxuu helay Bachelor xuquuqda 1969, jaamacadda Alexandria iyo Diploma daraasaadka sare ee sharciga Islaamka 1973, jaamacadda Alexandria iyo Diploma qaanuunka guud 1976 taqdiir maqbuul jaamacadda Ain Shams markaas helay doktooraah xuquuq sanadka  1982 taqdiir aad u fiican oo martabada sharafta leh.
Shaqooyinka uu qabtay
1-. ustaadka iyo madax sharciga, Kulliyadda shareecada, Jaamacadda Alexandria,
2- madaxa hore ee qaybta shareecada jaamacadda Minya Masar 3- ustaad wadaage ee Jaamacadda Imaam Maxmamad bin Sacuud Islaamiya  ee Riyaadh muddo laba sano ah iyo xubin ka tirsan Gudiga Qaranka ee dib u habaynta sharci-dejinta.
4- wuxuu ka shaqeeyay idaacadda Masar ilaa u noqdo midka ugu weyn warbaahiyeyaasha idaacadda Quraanka kariimka sidoo kale  agaasimaha fulinta;
5- wuxuu ahaan jiray agaasimaha ee majaladda (Muslimka casriga ah) muddo   20 sano.
6- wuxuu ka qaybgalay Shirweynaha Adduunka ee doodaha diimaha ee New York,
7- wuxuu booqday dhammaan dalalka Carabta iyo kuwa islaamka iyo Yurubta iyo Maraykanka safaro dacwo ah.
Kutubtiisa waxaa ka mid:
1. wasiyooyinka iyo awqaafta: ujeedooyinka iyo xeerarka;
2. usuusha xisbada islaamka: daraasad asalayn oo isbarbardhig ah
3. Hordhaca daraasada fiqiga Islaamka;
4. usuul fiqhiga Islaamiga;
5. aragtida Islaamka ee warbaahinta: iskuday manhaj ah
6. daliil hage u ah ujeedooyinka sharciga Islaamka.
 
تعريف:
هو الفقيه والأصولي الدكتور محمد كمال الدين إمام وكان يشغل منصب رئيس قسم الشريعة الإسلامية بكلية الحقوق جامعة الإسكندرية؛ ولد بإسنا محافظة قنا بجنوب مصر في الثاني من أبريل عام 1946م حصل على ليسانس في الحقوق عام 1969م ـ جامعة الإسكندرية ثم دبلوم الدراسات العليا في الشريعة الإسلامية عام 1973م جامعة الإسكندرية ثم دبلوم الدراسات العليا في القانون العام 1976م بتقدير مقبول ـ جامعة عين شمس ثم حصل على الدكتوراه في الحقوق عام 1982م بتقدير جيد جدا مع مرتبة الشرف ـ جامعة الإسكندرية.
حياته العملية:
1.     أستاذ ورئيس قسم الشريعة بكلية الحقوق جامعة الإسكندرية؛
2.     الرئيس السابق لقسم الشريعة بجامعة المنيا ـ مصر؛
3.     أستاذ مشارك بجامعة الإمام محمد بن سعود الإسلامية بالرياض على مدى عامين وعضو اللجنة القومية للإصلاح التشريعي؛
4.     عمل في الإذاعة المصرية إلى أن وصل إلى منصب كبير المذيعين بإذاعة القرآن الكريم ومديرًا تنفيذيًا بها؛
5.     عمل مديرًا لتحرير مجلة (المسلم المعاصر) على مدى 20 عامًا؛
6.     شارك في مؤتمر القمة العالمي لحوار الأديان في نيويورك؛
7.     زار الدول العربية كلها والعديد من الإسلامية والأوربية وأمريكا في جولات دعوية.
من مؤلفاته:
1.     الوصايا والأوقاف: مقاصد وقواعد؛
2.     أصول الحسبة في الإسلام: دراسة تأصيلية مقارنة؛
3.     مقدمة لدراسة الفقه الإسلامي؛
4.     أصول الفقه الإسلامي؛
5.     النظرة الإسلامية للإعلام: محاولة منهجية؛
6.     الدليل الإرشادي إلى مقاصد الشريعة الإسلامية.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post