Taariikh nololeed
![]() |
أ.د. أحمد عمر هاشم |
Qeexid:
Axmed Cumar Haashim wuxuu dhashay 6 Febraayo 1941 waxa uu ku dhashay tuulada Bani Caamir xarunta Zaqaaziq waa ustaadka Xadiiska iyo cilmiga xadiiska ee Jaamacadda Al- Azhar, waa xubin ka tirsan majmaca baxsiyada Islaamiga iyo xubin hore Golaha shacabka ee dalka masar Wuxuu ka qalin jabiyay Kulliyadda usuul addiin ee jaamacadda Al-Azhar sanadka 1961- wuxuu helay shahaadada sanadka 1967, waxaa loo magacaabay muciid qaybta xadiiska, ee kulliyadda usuusl addiin,wuxuu helay shahaadada Masterka qaybta xadiiska iyo culuumtiisa 1969, Wuxuu ku qaatay markaas doktooraah isla takhasuskiisa waxuu noqday ustaadka Xadiiska iyo culuumtiisa sanadka 1983, Waxaa loo magacaabay Agaasimaha Kulliyadda usuul addiin ee gobolka Zaqaaziiq 1987, wuxuu noqday 1995 madaxa jaamacadda Al-Azhar

Jagooyinka
uu qabtay:
Xubin ka mid ah Golaha Culimada waaweyn
xubin ka tirsan majmaca baxsiyada Islaamiga
Xubin hore Golaha shacabka
Guddoomiyaha barnaamijyada diinta TVga Masaarida, mar hore
Kutubtiisa waxaa ka mid ah:
1. Islaamka iyo dhismaha shakhsiga.
2. Hadyiga sunnada nabiga.
3. shafeecada xagga Quraanka iyo Sunnaha iyo raddinta dadka inkiraya.
4. Isbahaysiga loogu hortagayo
caqabadaha.
5. Islaamka iyo dhalinyarada.
6. sheekooyinka sunnada.
7. Quraanka iyo Laylat al-Qadrka
تعريف:
أحمد عمر هاشم (مواليد 6 فبراير 1941) ولد بقرية بني عامر مركز الزقازيق
أستاذ الحديث وعلومه بجامعة الأزهر، وعضو مجمع البحوث الإسلامية وعضو مجلس
الشعب المصري السابق.
تخرج في كلية أصول الدين جامعة الأزهر عام 1961. حصل على الإجازة العالمية
عام 1967، ثم عُين معيداً بقسم الحديث بكلية أصول الدين، حصل على الماجستير
في الحديث وعلومه عام 1969، ثم حصل على الدكتوراه في نفس تخصصه، وأصبح
أستاذ الحديث وعلومه عام 1983، ثم عُين عميداً لكلية أصول الدين بالزقازيق
عام 1987، وفي عام 1995 شغل منصب رئيس جامعة الأزهر.
الوظائف التي تولاها:
عضو هيئه هيئه كبار العلماء
عضو مجمع البحوث الاسلامية
من مؤلفاته:
1.
الإسلام وبناء الشخصية.
2.
من هدى السنة النبوية.
3.
الشفاعة في ضوء الكتاب والسنة والرد على منكريها.
4.
التضامن في مواجهة التحديات.
5.
الإسلام والشباب.
6.
قصص السنة.
7.
القرآن وليلة القدر