Dadka soomaali keliya kuma koobna yurub jacaylka, ee waxaa soo galaya dad badan oo carab ah iyo afrikaan ah, dadka maanta ku dhimanaya badda markaad eegto adaaba naxaayo, maxaayeelay aad bay u rafaadsan yihiin, waxay ka safaraan liibiya ama turkiya badda ayay maraan si ay u galaan dalalka yurub, waxaa ku jiro dadkaas tahriibaya naago caruur wata iyo qaar uurl leh, sawirkan wuxuu kuu sheegayaa sida ay tahay xaalada dadka
![]() |
bad ayaa lagu hoobanayaa |
![]() |
dad kor saaran |
![]() |
waa yaabka yurub |