Dadka oo dhan way og yihiin wayna galaan webka caanka ah ee uu leeyahay amin amir oo ka mid ah farshanleyaasha ugu caansan, sawirada ugu khatarsan uu soo sawiray sanakan ayaan kuu soo bandhigaynaa, kuwaas oo tilmaamaya meesha ay taagan tahay xaaladda dalka soomaaliya, waxaa door weyn ka cayaaraya sawiradan dam jadiid iyo madaxweynaha soomaaliya xasan sheekh, amin arts wuxuu si fiican u weeraray sanadka 2015 madaxweynaha iyo kooxda dam jadiid daawo sawirada maanta aan kuu soo doornay:
 |
xasan sheekh sariir saaran |
 |
taariikhda muungaab |
 |
nuugmada afrikaanta |
 |
somali iyo gumaysi cusub |
 |
Xasan sheekh khudbo |