Naag suuriyaan oo dhulka lagu jiidayo yurub

Shacabka carabta dhib ayaa la soo gudboonaaday, markii soomaali la ridi jiray 1991 dadka waxay u haysteen inay caadi ahayd, laakin waxaa bilaabanayay musalsalka baabi'inta dalalka islaamka, ciraaq baa lagu xijaiay kaddib liibiya ayaa loo yimid sudaan baa la kala jaray, suuriya iyo yemen ayaa hadda burbur ka socda, sheekada ma yara, sawiradaan eeg waa ka nixi doontaan sida loo galayo naagtan rag cadaan oo xoog badan ayaa dhulka ku jiidaya waxay ka dhacday sheekadan dalka hungaria, naagaha carabta nimankooda waxaa lagu sheegi jiray qiiro, marka aad akhrinaysid kutubta hore, laakin hadda meeqa qof oo madax ah oo arkaya waxaan wax qiiro aan dareemaynin, dowladaha khaliijka kaalin weyn ayay ka cayaareen burburka siriya, hadana shacabka suuriya albaabada ayay ka xirteen.

naag iyi ilmaheeda

dhibka carabta haysto

yaabka maanta yurub

oohinta ka socota
 

1 Comments

  1. Anonymous9/13/2015

    Ilaahow u gargaar muslimiinta meel kastoo ay ku nool yihiin

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post