Daraad ayaa waxaa ku soo dhacay wiish dhismeed dadkii xajka u joogay makka, waxaa ku dhintay goobtaas dad gaaraya 100 wax ka badanna way ku dhaawacameen, Ilaahay jannadiisa ha galiyo, sawirada ugu mucjisada badnaa waxaa ka mid ah ninkan oo ku dhintay meesha isagoo sujuudsan
 |
Waa sujuudsan yahay eeg |