Fedaraal iyo feero xanuun amin arts

Dagaal ayaa maalmahan ka jiro gaalkacayo oo lagu tilmaamayo inuu yahay mid culus laakin waxaan dhihi lahaa soomaali ma aha dad caqli leh, waayo maslaxadooda ma garanayaan meesha ay jiro, waa dad reer baadiye ah oo cuqdad iyo qabyaalad ka dhergay oo ka liito dugaata duurka ku nool, sawirkan eeg kana fikir waxa uu xambaarsan yahay

arts 66
amin arts sawir cusub

dadka somali
amin arts daawo

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post