Hablaha soomaaliyeed Quraanka badankooda way akhriyaan marka loo eego naagaha kale dunida, waayo gabar soomaaliyad oo aan dugsi quraan soo dhiganin way yar tahay, iyagoo yaryar ayaa la soo baraa quraanka, qaar way xafidaan qaarna kitaabka ayay ka akhrin karaan hadabada sawirka waa gabar oo quraanka taqaano soo dhigtay sawirkan Facbook
![]() |
Xafidaada quraanka |
![]() |
Jacaylka Quraanka waa waxa la rabo |
Waxaa kaloo aad arkaysaa dumarka soomaaliyeed inay bilaabeen quraanka inay bartaan.
Naag quraan xafidsan waagii hore way yarad laakin hadda in badan ayaa la heli karaa oo quraanka xifdisan.
Raga badankooda waxay rabaan inay guursadaan dumarka quraanka baranaya iyo diinta.