Nin gaarigiisa 54 sano kadib helay

turki
Nin u dhashay dalka turkiga ayaa iska gaday gaarigiisa xamuulka 54 sano ka hor si uu wax ugu baro caruurtiisa, ilmahiisa isla gaarigii ayay aabahooda u soo iibiyeen oo u soo celiyeen konton iyo afar sano kaddib waa wax aad loola yaabo
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post