![]() |
gabadha sawirka laga xaday |
Waxaa soo batay maalmahaan gabdhaha foosha xun inay soo xadaan sawirada gabdhaha quruxda badan markaas ayay soo dhigaan facebook, si ay ugu shukaandasaan wiilasha maanta jooga, gabadhan waxay ka xaaqsan tahay sawiro laga soo xaday awgood oo waxay la hadlaysaa naagaha qaabka daran oo shaqo ka dhigtay inay xadaan sawir naag kale leedahay, waxay tiri iskuma kalsoona dumarkaas daawo farinteeda