Nin Suuri ah oo yurub dabaal ku tagay

yurubta
Amiir Mkhutaar
Nin u dhashay dalka siiriya ayaa wuxuu ku tagay gariiga dabaal, waxuu kasoo baxay dalka turkiga waxay ku qaadatay dabaashaas 7 saac, wuxuu tagay kaddib dalka Sweden meesha ayuu iska dhiibay, wuxuu sheegay inuu lacag waayay oo uu siiyo dadka mukhalasiinta ah, waxaa lagu magacaabaa ninkaas falkaas ku dhaqaaqay Amiir Mukhtaar, hadda wuxuu ku nool yahay dalka Sweden
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post