Gumaysiga gudaha dalka ka jiro

Qofka dalkiisa u tashan waayo dad u taliyo ayaa u imaanaya, qofkii naftiisa sharfi waayo ku sharfayo arki maayo, soomaali sidan iyagaa isu galay maanta duliga ay ku jiraan ma yara, kuwa xitaa isu mooday inay madax yihiin najaaso way ka liitaan, soomaali ma joogo nin ay ku jirto qiiro iyo mas'uuliyad sawiradn keliya ayaa kugu filan waxa aad tahay, haddii aannu ahaan lahayn dad muslin ah iskumaba dagaaleen qabyaalad iyo kursi, waayo dadka muslimiinta way isu naxariistaan waxayna aaminsan yihiin qadarka Alle, qofkasta wixii Alle siiyo hadduu ku qanco maanta waa lawada liibaani lahaa, eeg dadkan gaalada ah maanta sida ay noo dullaysanayaan gabdhaheena ayay fuulaan sida ad badan ay sheegeen, ciidanka amiso gabdhaha soomaaliyeed ayay mar walba kufsadaan, qaarna waa dhilooyin u tago oo lacag ku qaataan sharmuutanimadaas, soomaaliyay waa idin dhamaatay gargaar Ilaahay ha inoo keeno.
sawiradan keliya eeg iyaga ayaa kuu sharxayo xaaladda ay ku jiraan dadka soomaali ku nool.

foorarka naagaha
naago la fooraray

dadk somali kena
naag lagu garaacayo kenya
xumaan afrikaan
cunug yar la baarayo

sharaf darro
Ciida booliska nin boolis la baarayo

sababka
Ciida booliska nin boolis la baarayo




dad la soo qabtay


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post