qaraxa liido amin arts |
Heebta liido ayaa dad badan lagu xasuuqay oo lagu tuhumay shabaab inay ka dambeeyeen, waxaa runtii wax lala yaabo weeye dad in loo dilo sida ariga oo kale, eed sawirka amin arts xeebta leedo uu ka sameeyay maanta marka uu dhacay qaraxaas, sidoo kale waxaa la sheegay 20 qof inay ku dhinteen qaraxa ka dhacay magaalada muqdisho xalay, sheekadan oo kale waa la garanayaa dadka ka dambeeyo, waa daka caalamka oo dhan qas ku wada waa gaalada oo ay soo adeegsanayaan dowladaha carabta qaarkooda