Dadka dhaliyarada soomaliyeed beenta u sheegay

b Dadka dhaliyarada soomaliyeed beenta u sheegay
Shacabka Soomaaliyeed kubbad ayaa waxaa ku cayaaray Rag Dhar Culimo Shacabka ku khalda, uguna sheekeeya in ay hirgalinanayaan Shareecada una gargaarayaan islaamka.Shacabka hadda waxaa u cadaatay in Raggaas Badankoodu ay yihiin Munaafiqiin ka amar qaata , oo u shaqeeya shisheeyaha. Gaalada Markay la joogaan waa Gaalo oo kale, Markay Muslimiinta la joogaane waa Muslimiinta oo kale.Tusaale.Ninka la dhaho Sh.Shakuul wuxuu kala fakaday oo ka dhacay Muslimiinta,gaar ahaan Soomaalida ku nool Nashville, ee Dalka Maraykanka $400.000.00 Afar Boqol oo Kun oo Dollar. Xaafada Islii ayuu Shoping Mall kaga furtay, Dad ku dhacay, sidaasne ku noqday Xaaraam ku naax Milyan-Dheer ah.Sheekh Indhacade waad taqaanaan.Sh.Shariif, Sh.Janaqoow, Sh . Axmed Madoobe, .Sh.ina idriis oo ah Laacibka kubada Shacabka ku cayaaraya, SH.CABDURAXMAAN Cumar Warkooda daa.Sh.Faarax Cabdulqaadir (Sakiin)
Walaalayaal Nimankaan Daalimiinta ah waxay Sabab u yihiin in Boqolaal Dhalinyaro ah oo ay Been u sheegeen Dhinteen, Qaar dhaawacmeen, Qaar isqarxiyeen, Qaar Dhufaysyo ilaa hada ku jiraan.Qaarkood Amisom ayay Mushaarka ka qaataan, Qaarne Mukhaabaraadka Caalamka ayay ku xieanyihiin.Tawxiidka, iyo Caqiidada Saxda ah ma sheegaan, Qofkii ka hadlane Waa colaadiyaan.Qisooyin Been ah ayay badanaa ka sheekeeyaan.Manhajkii Assalafu Saalix (oo ah Dariiqa Saxda ah, ee Nabi Muxammad, Asxaabtii, iyo
Taabiciintii)ay qaadeen ma maqli karaan.Dariiqaas Qofkii Dadka ugu yeera oo diida Urur-Diimeedyada way colaadiyaan.Xoolaha Muslimiinta Masaakiinta laga aruuriyo waxaad mooday Qaniimo u soo gacan gashay.
Lagama yaabo in ay Walaaltinimada, Islaamka u muujiyaan Qof aanan ka tirsanay Kooxaha yaryar ee ay ku abtirsadaan. Sheeg laacibka ugu laacibsan Laacibyadaan, Xariifiinta ah?
Gabre, Amxaaro, Kenya, Amisom, , iyo Beesha Caalamka Qaar ayaa hor boodaya, oo Aakhira halmaamay
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post