Dumar badan oo weerar ku qaaday madaxweynaha soomaaliyeed xasuuqa liido dartii

xanamrNaag somaliyeed oo weerar cad ku qaaday madaxweynaha soomaaliya xasan sheekh maxamuud,  weerarada ka dhacay xeebta liido oo lagu xasuuqay dad badan maato ah dumar iyo caruur iyo ragba isu jiray, sidoo kale muuqalka labaad waa gabar iyada dusha ka saartay ma'uuliyadda madaxweynaha, alshabaab sida ay u gashay dadka waa wax aad daran oo lala yaabay


midka gabadhana waa kan

 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post