Beenta lamaanayaasha gabar ka hadashay

Beetna ninka uu naagtiisa u sheego qoyska dhib weyn ayay u geysataa, gabadhan hadal qiime badan ayay ku hadashay, waxaa habboon ragga soomaaliyeed inay hadalkeeda dhegeystaan oo ay eegaan, waayo mushkiladan aad ayay u soo badatay maalmahaan siiba dadka dibadda ku nool gaar ahaan yurub, furriinkana aad ayuu u soo batay waxaa la dhihi karaa sababta ugu weyn waa beenta iyo kalsoonida luntay, sidoo kale qofka beenta sheegaya jacaylkiisa sax maba noqdo
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post