Nin soomaali oo maanta guursaday gabar syrian ah, ninkaas oo lagu magacaabo Abdurahman Abdullahi Haji Dabcasar
Naagaha syriyanka oo lagu tiriyo naagaha carabta kuwa ugu quruxda badan oo haddana nimankooda aad uga dambeeya, arrintan waxay dersi u tahay gabdhaha soomaaliyeed oo dibadaha ku nool oo nimankooda raba inay gumaystaan, ragga waakana waxay bilaabeen inay u cararaan syriya, waayo Syria dagaal sokeeye ayaa ka socda sidaa awgeed nagahaas guurkooda aad buu u fudud yahay hadda, sidoo kale marka aad aragto dalalka masar iyo jordan iyo lebnon aad baa loogu guursadaa
aabbaha gabadha |