Soomaalida yurub ku nool aad bay been u sheegaan sidii lacag ay ku heli lahaayeen, waxay abaabulaan waxyaalo badan oo ay dowladda lacag uga cunaan fursad kasta waxay u gadaan si dhuuninimo ku jirto haddaba gabadhan eeg waxa ay sheegayso waxay ku nooshahay dalka England magaalada London daawo muuqaalka yaabka badan