Filinkii laga duubay hablaha sacuudiga ka shaqeeyo
byXD-
0
gabdho saf ugu jiro visaha sacuudiga
Marka la soo bandhigay dowladda soomaali inay damacsan tahay inay u dirto dalka sacuudiga gabdho halkaas ka shaqayanaya, ayaa waxaa aad uga qiirooday gabdhaha dalkaas ku nool waxay soo duubeen videowyo fara badan, iyagoo kaga hadlaya dhibka ka jira dalkaas oo ah mid aan la soo koobi karin, haddaba waxaad daawataa muuqalka oo ah filin gabdho soomaali ay duubeen oo ay kaga hadlayaan xaaladda ay marayso gabadha khaddaamadda ah oo ku nool dalka sacuudiga iyo shacabka sacuudiga sida uu u addoomaysanayo naagaha ajnabiga ah daawasho wacan