Dadka caddaanka af soomaaliga maxay ku jeclaadeen

Afkaaga marka lagu hadlayo oo aad ragto waxaad dareemaysaa inaad qiime leedahay, afka soomaaliga wuxuu ka mid yahay afafka muhimka ah oo maanta dunida lagu dhigo, xitaa jaamacadda qaahira ee dalka masar waxay dhigtaa af soomaaliga, ninkan waa nin maraykan ah oo bartay af soomaali, eeg siduu ugu hadlayo waxaa laga yaabaa dadka soomaalida qaarkooda inay sidan ugu hadli waayaan, haddaba aad baad u aragtaa dad ajaanib ah oo jecel inay afka soomaali bartaan taas maxaa sabab u ah? runtii soomaali waa meel aad u muhimsan shacabka soomaaliyeedna waa dad ilaa iyo hadda laga baqayo inay noqdaan ummad isku xiran oo awood leh, haddii sidaas ay noqdaan waxaa laga yaabaa inay itoobiya meesha ka baxdo, marka waa in lagu dadaalaa sida laysugu diri lahaa mar walba. taasna waya ku suurtagalysaa in la barto afkooda, horay baa loo yiri " qofka barta afka dadka kale wuxuu ka badbaadayaa dhagartooda"
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post