Ninka soomaaliga maraykanka ahaa oo naagta suuriyaanka guursaday

Ninka soomaaliga maraykanka oo naagta suuriyaan guursaday2
Carabta naagahooda aad bay u qurux badan yihiin wiilkan soomaaliga ah oo haysta baasaboorka maraykanka ayaa wuxuu maalin dhoweyd ku guursaday dalka joordan gabar aad u qurux badan oo u dhalatay dalka syriya, maanta wuxuu soo sawiray iyadoo afka cunto u galainaysa xaliimooyinka soomaaliyeed waxaan leeyahay ragga soomaaliyeed way idinka carari doonaan dhamaantooda haddii aad dhaqanka toosin weysaan,
sawiirada arooskooda halkan ka daawo
sawirarada arooska wiilkan

1 Comments

  1. Anonymous3/05/2016

    Asc dhamaan bahda nuuratop we guurdoon waad Ku mahadsantihiin so aad ooga qayb qaadanaysaan guurka iyo badinta soomaaliyeed ana waxaan isku dayaa inaa nasiibkayga tijaabiyo si raaliyo quruxley ah aan ooga dhax helo marriage side kaan insha Allah. Mahadsanidiin

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post