Haweeneydii qaraxa lagu dilay waxay ka tagtay 7 ilmood

Haweeneydii qaraxa lagu dilay waxay ka tagtay 7 ilmood 55
Waxaan shaki ku jirin dadka isku sheegaya inay diin wataan oo laaynaya dadka masaakiinta ah oo caruurtooda u shaqaysanaya inay dadka gaalada ay sameeyeen, sidoo kale kuwa madaxda isku sheegaya iyagana gaalada maa soo dhistay, meesha waxaa ku gacangalay keliya dadka maatada ah oo soomaalida ah, haddaba sawirkan waxaa ka muuqda toddobo ilmood oo ay ka tagtay hooyo soomaaliyeed lagu magacaabayay  Isniino Maxmed Maxamuud waxay ku geewriyootay qaraxa dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwa u maleeyay sidan inay jihaad tahay ha ogaadaan inay la kulmi doonaan xisaab adag iyaga iyo gaalada soo dirtay
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post