Haweeney Zimbabweyaan ah oo cunugeeda guursatay

Haweeney Zimbabweyaan ah oo cunugeeda guursatay
marka hore way ku raaxaysan jirtay
Aduunya gaddoon warkan war ka xun ma jiro baan filayaa, naag oo guursatay wiilkeeda iyada dhashay Biiti Mabiirko naag lagu magacaabo oo 40 jir ah ayaa waxay guursatay wiilkeeda, naagtaan oo ninkeeda ka dhintay 12 sano ka hor, waxay sheegtay xiriirkan ay la samaysay wiilkeeda wuxuu bilowday 3 sano ka hor, haddana uur ayay leedahay  uurkeedana waa lix bilood, naagtaan oo diiday inay guursato ninkeedii hore walaalihiisa mid ka mid sida uu yahay dhaqanka Zimbabwe, waxay u guursatay wiilkeeda maxaayeelay lacag badan ayay ka dhiibtay waxbarashadiisa sidaa awgeed iyadaa ku habboon
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post