Yahuudda dalka Yamen oo la soo daadguraynayo

Yahuudda dalka Yamen oo la soo daadguraynayo
Yahuudda ku nool dalka Yemen oo laga soo daadguraynayo ayaa waxaa soo gaaray yahuudda falastiin haysata famil oo yahuuda yaman ah, waxaana si gaar ah u qaabilay ra'iisul wasaaraha israa'iil binyaamin natin yaahoo, dadka la soo daadgureeyay waxaa ka mid ahaa nin wadaad yahuudi ah wuxuu sheegay inay hor u keenay kitaabka towraad oo uu ka dhaxlay aabbihiisa, nuskhadaas cimrigeeda wuxuu gaarayaa 600, yahuudda oo isku gurayso dhulka falastiin waxay sugayaan dagaalkii ugu dambeeyay oo ka dhici lahaa dhulkaas

yahuud 52

dhulka falastiin

yahuudda yemen
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post