Jeebka surwaalka jeeniska bir maxaa loogu dhejiyaa

Jeebka surwaalka jeeniska bir maxaa loogu dhejiyaa
Waxaad arkaysaa sarwaalada jeeniska inay leeyihiin galuusyo bir ah oo yaryar, haddaba maxay tahay sirta ku jirta guluusyadaas? waxaa la sheegaa in la  keenay guluusyadaas sanadka markuu ahaa 1829 markii ay ka soo cabadeen shaqaalaha oo ka shaqayn jiray dhulka dahabka laga qodo jeexmidda dhaqsiga badan jeeniska ku jeexmo siiba jeebka, markaas waxaa loo soo fikiray surwaalada jeeniska in loo sameeyo jeebakooda guluus bireed oo reebaya inay jeexmaan, arintaas dad badan ma oga laakin sirta waa sidaas, jeenis kasta kama marna inuu lahaado birtaas uar siiba meesha jebka.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post