Naagtii ugu horraysay doolarka lagu sawiro

Harriet Tubman2
Harriet Tubman on 20 dollar
Harriet Tubman naagtaas oo dhalatay 1820 waxayna dhimatay 1913 waxay ka soo jeedaa africa, waxayna ka soo horjeeday addoomaysiga la addoomaysan jiray dadka mdabooban, naagtaas oo la sheegay in dhowr jeer la garaacay marka ugu dambaysay way soo dhuumatay, sida la ogyahay dalka maraykanka aad baa loogu gumaystay dadka afrikaanka ah, waa lagu shaqayn jiray sida xoolaha oo kale ayaa loo iibsan jiray, naagaha suuqa ayay u yiilleen sida xoolaha oo kale iyagoo naasahooda furan ayaa nimanka gadan rabo naasaha iyo cajiraha ayay ka jeekgarayn jireen, sida la ogyahay dadka madooban looma oggolayn inay gaari la raacaan dadka caddaanka ah, dumarka aad baa loo liidi jiray dalka usa, marka hadda waxay sheegayaan inay ku sawireen naagtan aan soo sheegnay lacagta dollarka siiba 20ka doollar, halkan ayaad ka akhrin kartaa taariikhdeeda 

https://en.wikipedia.org/wiki/Harriet_Tubman

Harriet Tubman66

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post