Madaxa immisa timo baa ku yaalla aqoon korarso

Madaxa insaanka waxaa ku yaalla 30,000 tin, tin kasta waxay leedahay xidid iyo halbawleh dhiigga u keena, seed iyo muruq iyo qanjiir dufan u keenta iyo qanjiir midab siisa, timaha ma laha dareen , haddii ay timaha dareen laahn lahaayeen waxaa loo baahnaan lahaa in qofka marka timaha loo jarayo isbitaal la geeyo oo maandooriye la duro markaas loo jaro yaa abuuray waxaas oo dhan waa Allaah isagaana sarreeya oo xumaan ka hufan
Madaxa immisa timo kuugu yaalla halkan ka baro
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post