Cunsuriyadda waa wax aad u xun oo dadka caddaanka ay ku dhaqmaan asal ahaan inakstoo hadda ay dowladahooda la dagaallamayaan, muuqalka waxaa ka muuqda nin madow iyo naag caddaan ayaa isku soo aaday kursiga diyaaradda, naagta caddaanta waxay ka dalbatay martisooraha diyaaradda inuu meel kale iyada geeyo, laakin martisooraha wuxuu sameeyay wax ay la yaabtay ninkii madowga ayaa wuxuu geeyay darjada koowaad first class iyadana wuxuu uga tagay buiness class.