Afgambiga Turkey immisa ciidan ka qaybgashay

Afgambiga Turkey waxaa ka qaybgalay 8651 qof in ka badan
Ciidanka turkiga oo sheegay inay ka qaybgaleen afgambiga dhicisoobay askar gaaraysa 8651 askari, wuxuu kaloo sheegay ciidanka turkiga dadkaas ka qaybgalay inqilaabka fashilmay inay argagiisa yihiin oo ka amar qaata ninka lagu magacaabo fatxallaah golan oo ku nool dalka maraykanka, waxaa kaloo ay sheegeen ciidamada qalabka sida ee turkiga 35 diyaarad dagaal ayaa la adeegsaday iyo 37 hilikobtar si loo fuliyo afgambiga, taas waxaa laga fahmayaa inuusan ahayn mid fudud, waxaa lagu dilay arintaas 246 qofood waxaana lagu dhaawacay in ka badan 2000, sidoo kale waxay adeegsadeen 37 taangi iyo 246 gawaarida gaashaaman.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post