Ciidda ma baritto baa mise waa maalinta arbacada

Waxaa la sheegayaa falag ahaan ciidda inay noqonayso maalinta arbacada dowlado badan carab ah sidaas ayaa la filayaa.
maalinta talaadada waxay noqnaysaa maalinta dhamaystiraysa bisha ramadan, haddii aan khabar kale imanin oo tusinaya in la arkay bisha shawaal oo marka ay noqonayso bari maalin ciida fidriga.
bisha ramadan waxay noqon kartaa mid ku dhmmaata 30 ama 29 iyo sagaal sida xadiiska nabiga naxarsiis iyo nabadgelyo korkiisa ahaatee ku soo arooray. sidoo kale xadiis kale ayaa tilmaamay inay aragtida muhim tahay, marka haddii aan la arkin sodonka ayaa la djamaystirayaa ciida sanadkan 1437 oo ku aaddan 2016 dowlado badan ayaa isku waafaqi doona sida laga fahmayo jawiga.
Ciida ma barito baa mise waa maalinta arbacada
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post