Dameerkii faraska ismooday filin soomaaliyeed

Dameerkii faraska ismooday filin soomaaliyeed
Ma taqaanaa wax soomaali sidan u galay 25 sano dib u dhigay waa dad dameero ah oo faras is mooday harumarka way u haystaan in lagu noolaado guri qof kale leeyahay, immisa qof lagu soo barbaariyay oo dameero ah guri dad kale ay leeyihiin ma og tahay hilibka lagu soo barbaariyay xoolaha xaaraanta ah inuu naarta u da,baynayo, marka haddii la rabo soomaali inay toosto waa in loo soo celiyaa dad badan dibadda ku nool guryahooda iyo xoolahooda, dadka dameeraha ah ka yimid gobolada waa inay dhulka dadka ay ka xoogeen u celiyaan.
waxaa yaab leh masjidka ayay aadayaan salaad ayay tukanayaan waxayna ku noolyihiin guryo ay xoogeen diinta islaamka miyaa sidaas ah? jawaabta waa mayo diinta islaamka kuuma fasaxayso inaad xoolo dad leeyahay inaad xoogto waa xaaran oo maalinta qiyaame lays waydiinayo.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post