Fly Emirates ayaa dab ku qabsaday Dubai Airport

Diyaarad ay leedahay shirkadda Emirates  ayaa dab ku qabsaday garoonka dubai hadda, ilaa hadda lama oga waxa dhacay dabka ayaa la daminayaa, diyaaradda Fly Emirates oo lagu tiriyo diyaaradaha ugu caansan caalamka ayaa wuxuu yahay saldhigeeda magaalada Dubai .

Fly for Emirates
Fly  Emirates

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post