Lafkalluun hadday dhuunta kuu fariisato sidan yeel

Lafkalluun hadday dhuunta kuu fariisato sidan yeel
Haddii dhuunta laf mallaay kuu gasho sidee baad ku soo bixin kartaa? marmar waxaa laga yaabaa lafta inay ku soo bixi wayso qofac ama xamxam waxaad samaynaysaa sidan marka hore waxaad keenaysaa miraha saytuunka waxaad ku ridaysaa digsiga kaddib dabka ayaad saaraysaa markaad biyo ku darto marka waxaad cabbaysaa isagoo kulul waxyar kaddib haddii Alle idmo lafta way ka baxaysaa dhuunta, haddii aadan rumaysnayn lafaha kalluunka keen marka ku dhexrid biyaha saytuunka karkarsan, fiiro gaar : saytuun waxaa laga wadaa midka miraha yaryar ee ma aha midka ay soomaalida u taqaano saytuun waa sawirka ka muuqda halkan.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post