Yaabka nin yar oo afar xaas leh daawo

Video nin yar oo afar xaas leh daawo
Gabar soomaaliyeed ayaa waraysi ka qaaday wiil yar soomaali ah oo ku nool magaalada ceergaabo, wiilkan wuxuu sheegay inuu qabo afar naagood, wuxuu kaloo sheegay farta naag midba wax bay ku fiican tahay waxaan kuu rajaynaynaa daawasho wacan.
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post