Pokémon game dartii wiil loo dilay dalka UK

Pokémon game dartii wiil loo dilay dalka UK
Pokémon waxaa laga wadaa afka japanka dugaagta jeebka, waa game oo mar hore ahaa filin cartoon wuxuu soo baxay 1995 waa in la raadiyaa  Pokémon waa in loogu galaa meel kasta xitaa fowdo ha keento arintaas Pokémon  game 2016 ayuu noqday sidii heesta soo baxday 1995 dhahday inuu noqdo game dadka wareeriyay, wiil ingiriis u dhashay ayaa wuxuu galay isagoo raadinaya Pokémon guri markaas ayaa la dilay ninka guriga iska lahaa wuxuu u qaatay inuu yahay wiilka tuug guriga soo galay raba inuu dhaco.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post