Furiinka dhibka uu u gaysto caruurta naftooda

Furiinka ama dalaaqa dhibka ugu weyn uu leeyahay waa inay caruurta kala haadaan oo ay tarbiyada ka hallawdo, marka ninka iyo xaaskiisa ay is furaan ilmaha waxay galayaan weerweer noloshooda way adag tahay sida ay ku toosto inta badan waxaa dhexmara labada isfurta cadaawad iyo isnacayb marka waxay u soo gudbinayaan ilmahooda labadan sawir si fiican ayay u tilmaamaan.
Furiinka dhibka uu u gaysto caruurta naftooda

Furiinka dhibka uu u gaysto caruurta naftooda
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post