Sheekhan dhegta ayaa laga gooyay daawo sababta

Sheekhan dhegta ayaa laga gooyay daawo sababta
Khadiib ayuu ka ahaa masjidka amawiga ee ku yaalla magaalada dimashq dalka suuriya wuxuu sheegay inay daacish daftay markaas ay ka dalbadeen inuu iyaga mufti u noqdo, wuu diiday markaas dhegta ayay ka jareen, talefiishanka ayuu ku soo bandhigay degta iyadoo jaran, halkan ka fiirso muuqaalka
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post