Jeneraal Moorgan muxuu u xirtay dharkan

Jeneraal Moorgan muxuu u xirtay dharkan
Moorgan oo fariin uu u diray beesha caalamka ku muujiyay dhar uu xirnaa:
General Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo ka mid ah musharixiinta aqalka sare u tartamaya oo hor tagay Barlamaanka Puntland wuxuu ka jeediyay khudbadiisii ayuu wuxuu ku sheegay in uu hadii la doorto uu qabanayo waajibaadka loo igmaday isagoo Matali doono gobolka uu kasoo galay.
Morgan wuxuu sheegay in burburka ku dhacay dalka Soomaaliya in uu ku yimid gacmaha Soomaalida isla markaana aysan jirin cid dibada ugu timid, wuxuuna tilmaamay in Soomaalida looga baahan yahay in iyada tashado.
Geraalka wuxu watay Dhar cadcad waxana dad badan ay u fasirteen fariin uu u dirayay beesha Caalamka in uu yahay Nin nabadeed madaama maalmihii ugu dambeeyay la sheegayay in beesha caalamka ay ka digtay in labada aqal ay soo galaan Hoggamiye kooxeedyo dagaal oo uu ka mid yahay.
Jeneraal Moorgan muxuu u xirtay dharkan
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post