Naagta markaan aad bay uga heshaa tolow waa goorma

Naagta markaan aad bay uga heshaa tolow waa goorma
Haweenka waxay ka helaan in si fiican loola hadlo xiliga galmada ku socoto waligaa ha noqon nin ka gaabinaya hadalka macaan inaad ku tiraahdo abaayo waan ku jeclahay, haddii aad hadal macaan ku dhihi waysid macaan raaxada ayaa ka kala jabayo, marka aad jacayl daran u muujiso sida laga rabay ayay u raaxaysataa.
waxaa kaloo jira rag aan aad u dareemin raaxada haweenka iyagana waxaa ku haboon inay si fiican u fahmaan.

2 Comments

Post a Comment
Previous Post Next Post