Makhaayado hilibka eyga dadka siin jiray ayaa lagu qabtay sacuudiga

Koox u dhalatay dalalka asia ayaa lagu qabqabtay dalka sacuudiga gaar ahaan magalada caasida ah ee Riyaad markii ay ku iibinayeen makhaayado fara badan hilibka ayga, booliska ayaa ogaaday arintaas markaas ayuu weeraray, waxaa la sheegay ey keliya maysan qalaynin ee sidoo kale mukulaalaha ayay iyagana qali jireen.
waxaa la sheegay inay ku qarin jireen waxyaalaha carfaya 
Makhaayado hilibka eyga dadka siin jiray ayaa lagu qabtay sacuudiga

Makhaayado hilibka eyga dadka siin jiray ayaa lagu qabtay sacuudiga

Makhaayado hilibka eyga dadka siin jiray ayaa lagu qabtay sacuudiga

Makhaayado hilibka eyga dadka siin jiray ayaa lagu qabtay sacuudiga

Makhaayado hilibka eyga dadka siin jiray ayaa lagu qabtay sacuudiga


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post