Saaka wuxuu sheegay webka wasaaradda warfaafinta dalka siiriya war aad u faafay kaas oo ah in la summeeyay madaxweyna dalkaas Bashaar Al-asad laakin wax yar kaddib ayaa webka la xiray waxaana la sheegay in hakeris inay webka galeen oo ay ku qoreen warkaas webka wasaaradda ilaa iyo hadda wuu xiran yahay