Gabadhan waxay leedahay wasiirkii hore ee warfaafinta ayaa i uureeyay, haddii hadalkan uu sax yahay waa musiibo weyn, waayo dad lagu amaanaystay dal falkan ku dhaqaaqaya waa wax aad u liita, runtii dalka dadka hayo waa dameero oo ka dhergay qabyaalad iyo dulli waa dadka ka sooray soomaalida dadnimada, waa dadka sabab u ah inay soo barakacaan soomaaida, oo xoogay xoolahooda, dad xoolo iyo guryo xoogay ma dumar bay cafiyaan.
daawo hadalkeeda