Madaxweynaha soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud afar sano ayuu hayay xukunka sida muuqata wax badan ma uusan qabanin sida ay u arkeen dad badan bulshada ka mid ah, amin arts wuxuu soo sawiray waxqabadka xasan sheekh isagoo ku soo koobay sawir yaab badan arag.