Waxaa jira daawooyin jirka lagu cadeeyo waxay jirka u keenaan dhibaatooyin fara badan oo maqaarka dhib u keeni kara, waxay ka soo saaraan jirka nabro aad u daran oo maqaarka jirka badali kara midabkiisa qofka madow ayay ka dhigaan qof cad ah laakin maxaa kuu geeyay wax dhib kuu keenaya.