Gabar iyo garoob maxaa u dhexeeya



Gabar iyo garoob dhaqan ahaan maxaa u dhexeeya daawo shanta qodob, Gabar iyo garoob xaga raaxada miyay ku kala duwan yihiin, waxaa la sheegaa naagta garoobta inay raga kala taqaano waayo nin ayay horay usoo aragtay oo geedkiisa tijaabisay haddii ninkaas oo ka duwan yahay kan cusub way taqaanaa farqiga u dheexa laakin gabadha ma kala oga , yaa fiican in la guursado gabar ama garoob, su'aashan waa iska caddahay jawaabteeda naagta garoobta guud ahaan gabar ayaa ka fiican waayo gabadha waa cusub tahay waa bikaaro nin kale ma soo arag laakin garoobta nin kale ayaa bikra jabiyay naagta ninka bigra jabiyo ma illawdo marka nin waxaa haboon inuu guursado naag cusub.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post